Daabacaada

Joornaalka Geedi wuxuu leeyahay daabacaad soo baxdo afar mar sannadkii oo dhamaantood laga heli karo isla websaaytkaa. Daabacaada ayaa waxay u kala baxdaa labo qaybood mid si boosto ah laguugu soo diri karo ka gadaal markii aad dalbato iyo mid si dijitaal ah lagu daabaco oo aad dalban karto. Si aan u ogaano labada daabacaad midka aad rabto fadlan isticmaal laba foom mid uun hadba kii baahidaada buuxin karo.

daabacaada

Reacties gesloten.