Home

Ku soo dhawow Geedi

Waad ku mahadsantahay booqashadaada Beejka joornaalka Geedi. Waxaana laga yaaba in ay tahay markii ugu horaysay ee aad la soo xiriirto Geedi Somali.
Isku day in aad xor u noqoto akhrinta daabacaadaha , waxaanad ka heli Beejkan.
Maxaa yeelay Geedi waxa uu ku wajahanyahay dadka luqada nederlanka (luqada) ku hadla,
Luqada uu ku baxaa waa nederlaan . lakiin waxaad ka helaysaa maqaalo lagu turjumay Somali ama Engilish. Geedi xili hore ayuu ka gudbay xuduuda Nederland.
Sidoo kale waxaad beejkaan ka helaysaa muuqaalo Buugaag, qoraayaal Somali ah ama ka hadlaya somaliya iyo geeska afrika , ama waxay xambaarsanyihiin warbixino jaaliyada somaliya iyo Somalida Nederland dhab ahaantii liisku ma dhama lakiin muhiimada ayaa waxay tahay in la sheego ama la barto somaliya iyo somalida iyadoo laga duulayo oraahda ah Somaliya ma ahan in la iloobo.
Hadday dhacdo in aad akhriso beejka waxaan si furan kaaga codsanaynaa aragtidaada Geedi, waxaan kugu casuumaynaasidoo kale in aan jawaab kaa siino,oo aan filayno in aad ku qanci doonto.

Reacties gesloten.